Halkaan Ka Aqriso Wixii Faahfaahina MANAGING FAILURE ON THE ROAD TO SUCCESS Qoraha: AbdulRehman Sh. Mohamed Read more Bakaal Money Transfer Seatac Washington Call (206)779-6553 US National Security and the New Somalia:Read more
KHALIL KHAN LAWYERS PROFESSIONAL LEGAL SERVICES OFFERED Read More Dukaan yuyaala martin luther king And Alaska Xawilaada bakaal Read more soo waca live radio 619-996-1671 sadexda waqti Live Radio Ceelgows soo waca sadexda waqti

Wararkii ugu danbeeyey ee Qaraxii

Qaraxaan oo ka dhacay banaanka hore ee hotelka uu haatan ku sugan yahay madaxweynaha cusub ee soomaaliya Mudane Xasan shiikh ayaa waxaa kasoo baxayay warar cusub.


Inta la ogyahay waxaa ku geeriyooday 3askari oo katirsan ilaaladda madaxweynaha, halka ay ku dhaawacmeen tiro intaas ka badan oo askar iyo rayid ah, sidoo kale qaraxa waxaa ku geeriyooday 2dii nin oo naftooda qarxiyey.

Wararka ayaa intaas ku daraya in 2nin oo kale la toogtay kuwaas oo qayb ka ahaa qorshaha ismiidaaminta ee ay doonayeen in ay isku qarxiyaan, kadib markii ay kasoo dib dhaceen sxbadoodii kale.



Ciidamada iyo madaxda qaabilsan amaanka Madaxweynaha ayaan ilaa hada wax war ahi kasoo bixin, hase yeeshee waxaa la filayaa in ay war kasoo saaraan saacaddaha soosocda.

Wixii kasoo kordha kala soco ceelgows.com

CEELGOWS.COM

Tags:

Leave a Reply

© 2012 Ceelgows.com - All rights reserved. · RSS Farsamadii AqoonKaal.com