Halkaan Ka Aqriso Wixii Faahfaahina MANAGING FAILURE ON THE ROAD TO SUCCESS Qoraha: AbdulRehman Sh. Mohamed Read more Bakaal Money Transfer Seatac Washington Call (206)779-6553 US National Security and the New Somalia:Read more
KHALIL KHAN LAWYERS PROFESSIONAL LEGAL SERVICES OFFERED Read More Dukaan yuyaala martin luther king And Alaska Xawilaada bakaal Read more soo waca live radio 619-996-1671 sadexda waqti Live Radio Ceelgows soo waca sadexda waqti

War Dag dag ah: Qalax lala damacsanaa Madaxweynaha cusub oo ka dhacay hotelka uu daganyahay hortiisa

Qaraxa aya waxaa uu ka dhacay ilinka hore ee hotelka Jaziira ee uu madax weynaha cusub Pro. Xassan Shiikh ka dagan yahay Magaaladda Muqdihso.


Qaraxaan ayaa waxaa loo badinayaa in uu yahay qof isa soo miidaamiyey, lkn ilaa hadda ma wax faa faahin ah oo dhab ahi kama soobixin, goobta ayaa waxaa laga wadaa baaritaano inkasta oo aan ilaa hadda wax hadal ahi uusan kasoo bixin Ciidanka amaanka ee goobta ku sugnaa.


Waxaana kusoo qul qulaya goobta ciidamadda sida gaarkaa u taba baran iyo qarab wax lagu baaro oo aad loosoo kordhinayo.

 

Ceelgows.com

CEELGOWS.COM

Tags:

Leave a Reply

© 2012 Ceelgows.com - All rights reserved. · RSS Farsamadii AqoonKaal.com