Halkaan Ka Aqriso Wixii Faahfaahina MANAGING FAILURE ON THE ROAD TO SUCCESS Qoraha: AbdulRehman Sh. Mohamed Read more Bakaal Money Transfer Seatac Washington Call (206)779-6553 US National Security and the New Somalia:Read more
KHALIL KHAN LAWYERS PROFESSIONAL LEGAL SERVICES OFFERED Read More Dukaan yuyaala martin luther king And Alaska Xawilaada bakaal Read more soo waca live radio 619-996-1671 sadexda waqti Live Radio Ceelgows soo waca sadexda waqti

Puntland oo ku dhawaaqday in ay bilaabatay diiwaan galinta xisbiyadda Siyaasadda

Dowladda Puntland ayaa horay waxaa ay u magacawday gudi kumeel gaar ah kaas oo wadaya hwlaha doorashooyinka Puntland, oo haatan bilow ah.

Gudiga doorashooyinka ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in laga bilaabo 11/09/2012, ay bilaabatay diiwaan galinta Ururo siyaasadeed, kuwaas oo qayb ka noqonaya hogaan ummadda Puntland, ee nidaamka axsaabta badan loogu guurayo.


Hadabba gudiga Doorashooyinka P/land ayaa waxaa uu ku dhawaaqay qodobadaan hoos ku xusan.

1. Guddiga Doorashhooyinka ee KNIG ayaa ka masuul ah qabashada araaajida diiwaan-gelinta ee ururada siyaasada iyo xafidaada dukumantiyada ay U soo gudbiyaan ururradu.

2. Guddiga Doorashooyinka ee KMG waxay ku baahinaysaa Warbaahinta dalka bilowga muddada qabashada Codsiyada diiwaangelinta ururrada siyaasadeed oo ka bilaabanaysa 11Ka September 2012.

3. Wakhtiga kama danbeysta ah ee la qabaanyo araajida waa 05:00 Galabnimo ee maalinta ugu danbeysa qabashada araajida oo ah 10 December 2012.

4. Foomka qabashada araajida waa inuu saxiixo madaxa ururku waxana Iagu soo ridayaa labo bushqadood oo ay korka ka qoran yihiin Asal iyo nuqul.

5. Muddada Qabashada Codsiyada Diiwaan galintu waa saddex bilood oo ka bilaabanta maalinta 11 Seg 2012.

6. Urur kasta oo doonaya in loo diiwaangeliyo urur siyaasadeed waa inuu ku soo qortaa arji foomka Ioogu talagalay, kuna soo hagaajiyaa

Guddiga isagoo arjiga ku Iifaaqaya caddaymaha iyo qoraalada soo socda:-

a. 10 Nuqul oo daabacan oo ah xeerka

ururka . Liiska magacyada aassaasayaasha ururka.

C. Liiska Assaasayaasha Ururka iyo Xeerka ururka waa in Iagu soo hor

d. Liiska magacyada Golaha Dhexe ee Ururka.

e. Caddeyn maqal iyo muuqaal ah oo muujinaysa goortii iyo goobtii ururku

f. Liiska Magacyada Guddida fulinta ee Ururka

g. Qaab-dhismeedka ururka oo ay ku Caddahay magaca ururka oo dhan saxiixaa Nootaayo sharciyeysan. ku qabtay shirkii assaaska ururka ee ugu horeeyay iyo habka uu u qormayo marke la soo gaabiyo, calaamadaha ururka iyo hal-ku¬dheggiisa. ururka,|VVM.

h. Cinwaanka ururka oo dhamaystiran sida: Telephone, Emailka, Xafiiska

l. Caddeyn bixin deebaaji dhan 15,000 (shan iyo toban kun oo Dollar) oo aan Celis lahayn, Waxaana lagu shubayaa bangiga dhexe ee dawladda Puntland.

j. magacyada 2 qof oo xirriiriyaal ah iyo Cinwaannadooda ( Telephone iyo Email)

7. Waxaa Iaga rabaa urur kasta inuu guddiga doorashooyinka ka hubiyo in magacaiyo astaanta uu Wato aan urur kale horey u qaadan.

8. Waxaa araajida Iagu soo hagaajinayaa xarunta dhexe ee Guddiga Doorashooyinka Puntland oo ku taala Nlagaalada Garoowe ka soo horjeedka Xarunta Diakonia. Foomamka waa in la keeno xarunta dhexe ee Guddiga.

Waxa uu Guddigu siinayaa urur kasta markuu Keeno araajida Caddeyn muujinaysa ka qabashada arjiga. Waxaa kaloo ururka ku waajib ah inuu qaato Caddeynta.

9. Waxaa Iagu Wargelinayaa ururrada inay araajidooda ku keenaan muddada loo Cayimay.

10. Urur/xisbi kasta waa inuu xubin ka noqon Karo qof kasta oo ah muwaadin Puntland ah.

12. Urur/xisbi kasta waa in xeerarkiisu waafaqsan yahay shareecada Islaamka, Dastuurka iyo xeerarka kale Puntland.

13. Araajida iyo Iifaaqyada la socoda waa dukumantyo ummadded ( Public document).

Guddigu wuxuu xaq u Ieeyahay inuu weydiisto madax aururka Wixii macuulmaad dheeraad ah ee uu u baahdo.

14. Xoghayaha Guud ee Guddiga, ama xubin ka tirsan GDPee oo Guddigu u idmado marke uu maqanyhay xoghayaha guud ayaa ka qabanaya ururrada araaajida.

15. Mudada u dhexaysa 11Dec 2012 ilaa 10 Feb 2013 Waxaa loo qondeeyayin guddigu sameeyo hubin ururku inuu buuxiyay shuruudaha ku qoran xeerka ururada/ xisbiyada siyaasadeed ee Dawladda Puntland. shuruudaha Iahubinayo waa:


a. Goortii iyo goobtii ururku ku qabtey shirkii golaha dhexe ee ugu horeeyay ururka. Caddeyn maqal iyo muuqal ah oo muujinaysa qabashada shirka golaha dhexe iyo qaabkii loo doortay hogaanka ururka.

b. Liiska Ciwaanada xarumaha ururka ee gobolada iyo degmooyinka dalka.

C. Liiska taageerayaasha ururka ee gobolada Puntland oo dhan, gobol walba Waxaa Iaga rabaa ugu yaraan 300 oo taageerayaal ah vvaana inay buuxiyaan shuruudaha Codbixinta.

16. Sida ku qoran Dastuurka Puntland Waxaa reeban ururada iyo xisbiyada Ieh muuqaal Ciidan ama qabiil.

Gudiga ayaa qabanaya araajida Doorashooyinka.

Ceelgows.com

CEELGOWS.COM

Leave a Reply

© 2012 Ceelgows.com - All rights reserved. · RSS Farsamadii AqoonKaal.com