Muqdisho):- Madaxweynihii Jamhuuriyada Soomaaliya Jaale Maxamed Siyaad Barre oo 20-Sano ka hor uga digay Bulshada dhibaatada hadda dalka ka taagan.Read More Sii Aqri
Allaha u Naxariistee Jaale Maxamed Siyaad Barre Sanadii 1990-kii waxa uu Jeediyay hadal Dardaaran ahaa balse dhag loo dhigi waayay oo hadana toos u soo baxay dhacdooyinka uu ka digayay.
Keydka Taariikhda Madaxweynihii Soomaaliya Gen.Maxamed Siyaad Barre ayaan ka soo dhex helnay hadal dardaaran ahaa oo xaqiiqda abaarayay kaasi oo hada aad moodo in uu ka hadlayo xaalada taagan Sanadan 2010-2011.
Bal 20-Sano ka hor wax uu Fahmay Madaxweynihii Soomaaliya maxaa loo Fahmi la’yahay hadda??!!
Dardaarankan 20-Sano ka hor baa la qaadan waayay!!
Dhuux oo Dhagayso, Maxaa kaaga baxaya Hadalka Madaxweyne Siyaad Barre.




























war beenta iska daaya Afwaayne,Ayaa laga dhaxlaay Qabyaaladda,Boobka Hantida Dadwaaynaha,Dilka qofaan Denbi Gelin,Maag nin qaboo la xeraaysto”Shaaydanka Umadda isku Diraay”Taariikh Madoow Ayaa laga dhaxlaay
War bal ninka noo sheegaya afwaaynaa ,Wax fiican laga dhaxlaay Malaha dadka Sarkhaan san ayuu ahaa,Ama qaxii ayuu ku garaad sadaay,Maxaa u diidaay inuu Jeneral Caaydiid tusaale u soo qaato,isagaa ahaa Muwaadin Xalaala lalana Gatan Waayey???