a
Gudoomiyaha Dagmada Jaraiban C/kariin Shiikh maxamuud (Kaytoon) ayaa waxaa uu maanta warbixn siiyey Shabakadda Warbaahinta ee Ceelgows.com.dhagayso
Gudoomiyaha ayaa war bixintiisa waxaa uu gaga hadlay sidii ay ula dagaalameen Burcad badeeda, iyo arimaha hormarinta deegaanka, mar uu kahadlayey sidii ay uladagaalameen burcadbadeeda iyo qaabkii ay ubilaabeen ladagaalankooda ilaa ay ka takhaluseen ayuu yiri:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
dhinacakale mar uu sikooban uga hadlay warbixinta ay soo saareen kooda Monitoring group ayaa waxaa uu yiri:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Hadalka gudoomiyaha ayaa waxaa cadaynayaa in kooxda Monitoring group warbixintii ay soo saareen 27-jun-2012, ay tahay mid been abuur ah, oo aan magaalo xeebeedka Garacad haatan lagu haysan wax maraakiib ah, Burcadna aysan joogin.
Kalasoco Ceelgows.com