Ceelgows.com

Madaxwaynaha DF OO sheegay in soomaliya ay mid tahay dhagayso
Madaxwaynaha DF OO sheegay in soomaliya ay mid tahay dhagayso

madaxwaynaha somalaiya dhagayso_

DAAWO VIDEO: Mudaharaad aad u Ballaran oo lagu taagerayo Maamulka Jubaland oo Garoowe ka dhacay
DAAWO VIDEO: Mudaharaad aad u Ballaran oo lagu taagerayo Maamulka Jubaland oo Garoowe ka dhacay

Madaxweyne ku-xigeenka Kenya Wilya Rutto ayaa ku dhawaaqay maanta in Ciidamadda Kenya la kordhin-doonto si loo balaariyo hawlgalka Cidamadda Keyna ee Koonfurta Soomaaliya
Madaxweyne ku-xigeenka Kenya Wilya Rutto ayaa ku dhawaaqay maanta in Ciidamadda Kenya la kordhin-doonto si loo balaariyo hawlgalka Cidamadda Keyna ee Koonfurta Soomaaliya,qaastan Goboladda Jubooyinka oo ay gacanta ku-hayaan Ciidamo-Soomaaliyeed iyo kuwa Kenya.

Hadalka maanta ka soo yeeray Madaxweyne-ku-xigeenka ayaa jawaab u ah fariin ka timid Wasiirka Arimaha Gudaha ee Soomaaliya oo maanta amar ku-siiyay Ciidamadda Kenya inay ka baxaan Goboladda Jubooyinka.

Lama yaqaan tirada Ciidamadda Kenya ee Jubbaland ku soo wajahan,waxaana la filayaa in bilaha soo socda ay soo gaari-doonaan Goboladda Jubooyinka oo Ciidamo AMISOM ah oo Kenya ka tirsan iyo kuwa Jubbaland ay isku baheysteen inay Goboladaas ka xoreeyaan Ururka Alshabaab si aysan mar-dambe u dhicin in gudaha Kenya ay dhib ka geystaan Kooxda Alshabaab.

Halkaan ka aqriso ayadoo english ah

HAMBALYO IYO BOGAADIN TO JUBBALAND STATE OF SOMALIA
Jaaliyadda Puntland Diaspora Council of Washington State of USA, waxaa sharaf iyo bishaaro rayrayn leh u ah in ay Hambalyo iyo Bogaadin u hibeeyaan Walaalahooda Reer Jubbaland State of Somalia. Golaha Jaaliydda ahaan iyo Magaca Xubnaha Puntland Diaspora Council of Washington State of USA,

waxaan Mahad ugu celinaynna Allaah qaaddirka ah ee ahaysiiyey Hirgalidda Dhisaha Dawladda Jubbaland State of Somalia, dadka Gobolkaas u dhashayna solan siinyey in ay u dhabar adaygaan muddo 4 sano iyo 6 bilood abaabulka iyo xaqiijinta inay maanta doortaan Hoggaanka Maamulka Dawladda Jubbaland State. Waxaan Hambalyo iyo duco u diraynaa Madaxweynaha iyo Kuxigeenka Dawladda Jubbaland State ee dorraad Kismaanyo lagu doorta Mudane Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) iyo Janan Cabdullaahi Sheikh Ismaaciil (Fartaag), Xalayna lagu caleemo saaray Xarunta Jaamacadda Kismaanyo University. Waxaan bogaadinaynaa Shacbiga sabirka iyo dulqaadka badan ee Reer Jubbaland State oo maanta asaaggood la sinaaday,

kana tashaday aayahooda xaqa ah.   Waxaan Jaaliyad ahaan u Cambaaraynaynna Maamulka Xamar Boolida ku haysta ee lumiyey Haybaddii, Sharaftii, Hannaankii dawladnimo, kuna tuntay Dastuurkii ay ummadda Soomaaliyeed ku heshiisay, taasoo qasab markeeda ka dhigtay  in aan loo tixgalin wax Mansab la sheegto  iyo Maamuus Dawladnimo ah oo ay Ummadda Soomaaliyeed ku matelaan

Waxaan Maamulka Cusub ee Dawladda Jubbaland State u tilmaamaynnaa marnaba in aanay Gobollada Jubbaland State u oggolaan soo galidda Cirka, Dhulka ama Badda cid sheeganaysa Mansab Dawladeed ay ku matalayaan Qolyaha Bohol Dugaagta Xamar jooga iyagoo magacii Soomaalieyeed u adeegsanaya Qaabiil, Hurinaya Colaadda iyo Fitan lagu kala fogaanayo,  haddana kuba hanjabaya (sida aad ka maqlaysaan Cabdiqaasim Salaad Booy, Dagaal-ooge Yuusuf Garaad iyo Guddoomiyaha Argagaxisada Xamar Cabdirakiim Guuleed) inay Beel ahaan dagaal ugu soo qaadinoon Dawladda Jubbaland State iyo Dhulkeeda, iyagoo kaashanaya Jabbuuti iyo Dambi Jadiidka Hargaysa jooga.

Hay’adaha Sare ee Hoggaaminta Dawladda Jubbaland State waxaan kula talinaynnaa in ay magaalada Kismaanyo ka saaraan Fidno Waleyaasha uu Guguurte Xamar ka soo diray, isagoo isticmaalaya magaca Saacid Hurdaaye oo aan “Ayaan Darro” kala garan waxa uu waajib u leeyahay ka mas’uul ahaan iyo waxa xaq loogu leegu leeyahay Dastuuri ahaan.

Waxaa hoogey oo guul darraystay Cadowga Jubbaland State mid hore iyo mid dambe oo Xamar ama meel kale jooga iyo Idaacadaha Qabiil ee Xamar, VOA – Washington DC, BBC – London iyo godadka kale cadaawadda iyo dacaayadda raqiiska ah ka faafiya.

JUUUUUUUUUUUBBBBBBBBAAAAAAAAALAAAAAAAAANNNNNNNNDDDDDDDDD GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL

Hanbalyo: M/weynaha 1aad ee Jubbaland axmed madoobe
Hanbalyo: M/weynaha 1aad ee Jubbaland

Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Jubland Sted Of Somalia

Jaaliyada Puntland Diasparo Forum ee dalka Norway  oo hanbalyo iyo bogadin u diraysa Madaxwaynaha cusub ee Dawlada Jubland Sted of Somalia Mudane Axmed Maxmed Islaan Axmed (Madoobe) waxana ilahay jaaliyadu uga baryaysa inuu xilkaa culus ee manatay loo dooratay ilahay u fududeeyo lana garab galo xilkaas culus.

waxaan kaloo hadan nahay jaaliyada Puntland ee dagan dalka Norway madaxwaynaha cusub ka codsanayna inuu magacabo golo wasiiro oo tayo iyo aqoon xanbarasan si ay usamata bixiyaan ilaahba samatabin lehe umada reer Jubland ee dagaalku halakeeyay mudo 24 sano ah.

Waxaay kaloo Jaaliyadu Puntland ee dalka Norway amaan iyo bogaadin usoo jeedinaysa Guurtidii iyo wax garatkii iyo aqoonyahankii usoo dhabar adaygay guusha taariikhiga ah ee manatay lagaray hadaba waxaanu leenahay hadaan nahay jaaliyada reer Puntland ee dagan dalka Norway dawladaan cusubi hanoqto tii dadkeda iyo dalkedaba hanata una horseeda barwaaqo iyo baraaro.

Waxaan kaloo ka digaynaa inaay dawlada Jubland iyo shacbkeduba ka digtonadaan sidaay horayba uga digtonaayeen shaqsiyadka qaswadayaasha ah ee losoo isticmaalayo duninta iyo fadqalada ladoonayo in dadka iyo dalka lagaliyo.

Afhayeenka Jaaliyada Puntland Diaparo Forum

Ciiro Axmed Hassan (dr ligle)

JUBBALAND CADOWGEEDU SOOMA DHIGI KARO
Saddexdaan maalmood ee dambe waxaa Garoonka Dayuuradaha ee Magaalada Kismaanyo ku soo qamaamayey Kooxo isugu jira: Awrkiraaleyaal, Uur-kiraaleyaal, Fidna waleyaal, Caadaqaateyaal, Marinhabowsaneyaal la qalday iyo qaar ka mida  Horjoogeyaasha Nacabka Dawladda Jubbaland State ee ay qabyaaladdu madax martay. Qaarkood cunto ayey ka raadinayaan shaqadaas halista ah, kuwana sheekooyin kale oo qaldan ayaa lagu soo hawl galiyey. Kuwaa hadda sheeganaya in ay Gobollada Jubbaland ka mid yihiin oo hadda Xamar laga soo ururiyey. Kuwaas dambe ma ay sheegayaan halka ay ku maqnaayeen – Markii Jubbaland laga xoraynayey Argagaxisada Mooryaanta ah ee Xamar iyo Hargaysa laga soo diray. Marnaba dhiig ay leeyihiin iyo dhidid ay leeyihiin midna uma ay quurin Samata Bixinta Jubbaland. Hadda ayey sidii “warxungeelkii = Oday Geeli Ba’ay” shaqo calooshood u shaqaystenimo ku soo hambaabireen. Damac khasaaray baa waalay dheh.

Waxaa ilaa laba toddobaad la sheegayaa kuwo kale oo Gobollo kale oo fog ka yimid oo ku andacoonaya – Reer Jubbalandnimo. Waliba caqli xumadooda, waxay ku gunuusayaan in Tiro 20 xubnood iyo ka badan laga siiyo Ergooyinka Gedo ama Kismaanyo oo Doorashada Madaxweynaha Jubbaland ka qayb galaya. Kooxdaasi waa kuwii lugta jiidayey Habsami u socodka Shirweynaha Dhismaha Dawladda Jubbaland muddada 4ta sano ah, gaar ahaanna 74ta cisho oo ay Gogosha Shirweynuhu Kismaanyo ka fidsan tahay. Meeshii ay taakulo la garab istaagi lahaayeen Shirweynaha ayey Luggooyo iyo Jidgooyo la daba joogaan, iyagoo waliba la hubsaday in ay u kiraysan yihiin Ururka Argagaxisada ee Xamar boolida ku haysta. Kuwii aabbeyaashood xasuuqay, guryahoodii iyo beerahoodii boolida ku hasta 23ka sano, gabdhahooda hortooda ku kufsaday, hooyadoodna asayda u xiray ama waalidkood gablanka baday, ayey heeryada gunnimada u sidaan. Gerger Gaba waaba aad gabteene. Dhuuni quursi leh oo ay aakhirka ku go’aan bay dadkooda iyo dalka walaalahood-ba siisanayaan. Markaas bay waliba cadowdooga u hoos fadhiyaan soortaas quureed. Iyaga naftooda shayddaan baa God Dhurwaa uga gacan haadiyey.

Shacbiga Jubbaland waa ay kala yaqaaniin Cadowgooda iyo Gacalkooda. Waa ay og yihiin Doqontooda iyo cidda dabada ka soo riixaysa. Reer Jubbaland nacasnimo ku filan iyo qaladka la galo natiijadooda kharaar, horay bay fuudkooda sunta ah u soo cabbeen. Godkii Shalay laga qaniiney, maanta waa ay ka digtoon yihiin. Waaya aragnimo ku filan waa ay qabaan. Haaweydii xusuuqyada bahalnimo oo kala dambeeyey shacbigooda ku gumaaday, Hantidoodii dhacay, Warshahoodii gubay oo furfurtay, beerahoodii geed miroodka Xashiishka ku beerta, haweenkooda saf marka u kufsaday, aakhirkiina hilibka dhurwaaga cunsiiyey, waxa uu maanta damacsan yahay waa ay ka dheregsan yihiin.

Tima Jare Xaad, Mooryaan Axmed Diiriye, Sakiin Topez, Indhaqarshohii Bakool iyo Bay ku gumaaday iyo Gurguurte, Reer Jubbaland uma kala duwana. In ay Dayuurad soo fuulaan iyo inay Dameer soo kiraysaani waa isugu mid. Mansabyada magacoodu ba’ay ee ay sheegtaani tixgalin kuma laha Jubbaland State. In aan cadowgaasi Jubbaland Dawlad la rabin iyo Bililiqo horle in lala damacsan yahay waa ay og yihiin. Mooryaanta shalay iyo saaka Garoonka Kismaanyo laga ceshey cidna xanuun kuma hayso. Inay cod xabeeb leh ku ciyaan, in ay aammusaan baa uga fiican. Kuwa dugaaggaas cuntada ka sugaya oo hadda Kismaanyo dhex fadhiyaana, waa ay ku cunto quureed iyo sharaf la’ yihiin Jubbaland.

Haddaba Shacbiga Reer Jubbaland State, waxa ay ku khasban yihiin in ay kaashadaan cid kasta oo dano kala dhexeeyaan. Dawladaha Jubbaland dariska la ah iyo Urur Goboleedka IGAD xil baa ka saaran in ay meel mariyaan Qorshaha Dibu Dhiska Gobollada laga xooreeyey Dugaagga Argagaxisada ah ee Xamar iyo Hargeysa laga soo abaabulay. Ciddii neceb iyo ciddii ku jecel-ba Bariga Afrika iyo Adduuka kale-ba, dano Istaraatiiji ah oo noocyo badan iyo dareenka aadminimo ayaa Jubbaland State kala dhexeeya.

Sidaa darteed, Cadowga Reer Jubbaland Cag Ma Soo Dhigo Karo Ciidda dhulkeeda. Xafiiska Warqabadka Ceelgows ee Waqooyiga Ameerika

Ogeysiis: Soo dhaweyn Prof.Abdiweli Ali Gaas ee dalka Holland [18 May Den Haag]
Ogeysiis: Soo dhaweyn Prof.Abdiweli Ali Gaas ee dalka Holland [18 May Den Haag]

Jubbaland Awr-kiraale looga baahna
Maalmahan waxaa xawlli dheereeya ku socdey adeegsiga Awr-kiraalaha Calooshood U Shaqaysteyaasha ah ee ay Kooxda Dambi Jadiid-ka Xamar boolida ku haystaa ay u soo dirayaan carqaladaynta Dawladda Jubbland State iyo Hawlaha lagu dhisayo Maamulka Hay’adaha Hoggaaminta Qarameed, Goboleed iyo Maxalliga ee Jubbaland State. “Dawaco meeshii ay macal idaad uga baratay ayey macaluul ugu baqtidaa”. “Shimbirona Berde kama samraan“.

Marka iimaanlaaweyaal baahan iyo kuwo wax ma garata ah oo ay noloshoodu sandareertu ku xiran tahay la soo madalufiyo, loona xil saaro inay buulkii hooaydood soo gubaan, kaddiba Shacbiga Xalaasha ah ee Reer Jubbaland State ay cayriyaan,

ayaa dhuuni raacyo hor leh loo soo dirayaa Kismaanyo. Horta meesha ma God Dhurwaagii Xamar bay moodeen?. Hadda kuwa saaka dayuuradda loo soo kireeyey ee Kismaanyo laga celiyey waa kuwii maalmo dhowayd qaarkood ay Idaacadaha Xamar iyo kuwo xun xun ee Codka Beeleed ku hadla ka soo taqaashamayey. Waa haaweydii soor quureed laga ballan qaaday.

Haddaba kii aan horay u ogaynow haddaba ogow; Xudduudka Jubbaland looma oggola shakhsiyaadka la soo kireystey iyo kuwa soo rartay midna. Jubbaland wixii Khamiistan May 16, 2013 ka bilowda Madaxda Sare oo maamulkeeda hanta ayaa ka hawl gal bilaabaya. Qolyaha Xamar boolida ku haystaa haddii ay wax ka beddelaan Qaabka Qarqooshka Beelaysan ee ay hadda wax ula muuqdaan, markaas kaddib ayaa laga wada karaa  hadduuba jiro hab loo wada xaajoon karaayi.

Mase filayo in qolyahaasi Xamar ee Argagaxisada Heshiiska la ahi ay Dawladnimo iyo Nidaam midna rabaan. Qolyaha Xamar waxa garaadsadeen muddadii ay Reerahoodu Bililiqada Xaqa Naaska boobkeeda, Xasuuqa Qabyaaladeed iyo Kufsiga Dheddigga ku hawlanaayeen. Sidaas ayey nidaamka  Dawladnimada Badankoodu u arkaan, badaina waa wada gacan ku dhiigle ka soo qayb galay “Dilalka Qorshaysan ee wax ku oolka Soomaadida”. In dadka Soomaaliyeed badankiisu ogyahayna waa ay ogyihiin. Dhagartii ay Soomaali oo dhan mid nooca uga galeen ayaa ku rafanaysa. In ay khayr iyo wanaag keenaan laga sugi maayo.

Haddaba Dawladda  iyo Shacbiga Jubbaland State waa ay ka digtoon yihiin Dhagarta Doqonnimada ee Xamar laga soo maleegayo, kuwa maleegaya iyo dhuuf-laallada nacabka Jubbaland soo dirsanaysona kaalini ugama bannaana Kismaanyo iyo meel kasta oo Jubbaland ka mid ah. Xafiiska Warqabadka Xamar

Shirjraa-id oo uu qabty Madaxwaynihii hore ee Puntland Jen Cade Muuse ayuu mawqifkiisa ku cadeeday
Shirjraa-id oo uu qabty Madaxwaynihii hore ee Puntland Jen Cade Muuse ayuu mawqifkiisa ku cadeeday in qaabka hadda ay wax usocdaan uunan ahayn qaab wanaagsan islamarkaana loo baahanyahay in putland la badbadshaa.

Cade ayaa sheegay in aana la aamini karin asxaabta hadda maamulka Puntlad wadaan loona baahanyahay in qaabkii hore loo cesho habka lagu dooranayo Madaxwaynaha iyo Xildhibaaadda.

Halkaan ka dhagayso

cade muuse shirkii puntland ceelgows

cade muuse shirkii puntland ceelgows

Qaramada Midoobay oo sheegtay in Kumannaan Askarta AMISOM ka tirsan lagu dilay Somalia Tan iyo Sannadkii 2007
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 3,000 oo askari oo ka tirasn ciidamada AMISOM lagu dilay gudaha Soomaaliya tan iyo sannadkii 2007 oo uu howlgalkan billowday, iyadoo sheegtay in askarta ugu badan ee la dilay ay ka socdeen dalalka Uganda iyo Burundi.

Ku xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Jan Eliasson ayaa u sheegay Reuters in dalalka ka tirsan AMISOM ay naftooda qaaliga u hureen sidii ay Soomaaliya nabad uga dhalin lahaayeen, isagoo sheegay in tirade ay tahay mid aad u badan.

“Waad ka argagaxaysaa markii aad ogaato in 3,000 oo askari oo AMISOM ka tirsan ay ku dhinteen howgalka nabad ilaalinta Soomaaliya, askartan oo dhan waxaa la dilay intii uu howlgalku socday,” ayuu Eliasson yiri.

Ciidamada AMISOM ee ku sugan gudaha Soomaaliya ayaa waxay tiradoodu tahay 17,700 oo askair, kuwaaso ka kala socda dalalka Uganda, Burundi, Jabuuti, Kenya iyo Sierra Leone.

“Dalalka Uganda iyo Burundi ayay askarta badankood ka dhinteen,” ayuu ku daray hadalkiisa. “Ciidamada Kenya oo qayb ballaaran ka ah AMISOM ayaa iyagana ay soo gaartay dhimasho.”

Tirada ciidamada AMISOM kaga dhimatay howlgalka Soomaaliya ayaa waxay ku dhow dahay tiradii ciidamada Qaramada Midoobay ee howgallada ku dhintay tan iyo sannadkii 1948-kii taasoo gaaraysa 3,096 oo askari.

Howlgalka AMISOM ayaa wuxuu ka caawiyaa dowaldda Soomaaliy a sidii ay isaga difaaci lahayd Al-shabaab, iyadoo labadii sano ee lasoo dhaafay ay ka qabsadeen ciidamadan isbahaysanaya Al-shabaab dhul ballaaran oo ku yaalla Koonfurta Soomaaliya.

Cadadka ciidamada AMISOM ee ku dhintay dagaallada lagula jiro Al-shabaab ayaa noqonaya kuwii ugu badnaa ee la shaaciyo, iyadoo dalalka ay AMISOM ka socdaan sida Uganda iyo Burundi ay dhowr jeer beeniyeen tiro la sheegay in looga dilay dagaallada Soomaaliya ka socda.

Hadalkan ayuu Eliasson ka sheegay shirkii London lagu qabtay ee yabooha loogu raadinayya Soomaaliya, iyadoo kooxda ay AMISOM dagaalka kula jirto ee Al-shabaab ay weli awood u leeyihiin inay fuliyaan qaraxyo iyo weerarrro toos ah.