Halkaan Ka Aqriso Wixii Faahfaahina MANAGING FAILURE ON THE ROAD TO SUCCESS Qoraha: AbdulRehman Sh. Mohamed Read more Bakaal Money Transfer Seatac Washington Call (206)779-6553 US National Security and the New Somalia:Read more
KHALIL KHAN LAWYERS PROFESSIONAL LEGAL SERVICES OFFERED Read More Dukaan yuyaala martin luther king And Alaska Xawilaada bakaal Read more soo waca live radio 619-996-1671 sadexda waqti Live Radio Ceelgows soo waca sadexda waqti

Home » Warar

Ogeysiis: Flinkii Ismaqabato Qeybtii 2aad ku daawo Jigjiga iyo Garowe

- May 20, 2013
Ogeysiis: Flinkii Ismaqabato Qeybtii 2aad ku daawo Jigjiga iyo Garowe Ogeysiis: Flinkii Ismaqabato Qeybtii 2aad ku daawo Jigjiga, todobaad kadibna ku daawo Garoowe. (function(d, s, id) { var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0]; if (d.getElementById(id)) return; js = d.createElement(s); js.id = id; js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1"; fjs.parentNode.insertBefore(js,... 
Tags:

Madaxwaynaha DF OO sheegay in soomaliya ay mid tahay dhagayso

- May 19, 2013
Madaxwaynaha DF OO sheegay in soomaliya ay mid tahay dhagayso Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. (function(d, s, id) { var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0]; if (d.getElementById(id)) return; js = d.createElement(s); js.id = id; js.src... 
Tags:

DAAWO VIDEO: Mudaharaad aad u Ballaran oo lagu taagerayo Maamulka Jubaland oo Garoowe ka dhacay

- May 18, 2013
DAAWO VIDEO: Mudaharaad aad u Ballaran oo lagu taagerayo Maamulka Jubaland oo Garoowe ka dhacay (function(d, s, id) { var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0]; if (d.getElementById(id)) return; js = d.createElement(s); js.id = id; js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1"; fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs); }(document, 'script', 'facebook-jssdk'));   »
Tags:

Madaxweyne ku-xigeenka Kenya Wilya Rutto ayaa ku dhawaaqay maanta in Ciidamadda Kenya la kordhin-doonto si loo balaariyo hawlgalka Cidamadda Keyna ee Koonfurta Soomaaliya

- May 18, 2013
Madaxweyne ku-xigeenka Kenya Wilya Rutto ayaa ku dhawaaqay maanta in Ciidamadda Kenya la kordhin-doonto si loo balaariyo hawlgalka Cidamadda Keyna ee Koonfurta Soomaaliya,qaastan Goboladda Jubooyinka oo ay gacanta ku-hayaan Ciidamo-Soomaaliyeed iyo kuwa Kenya. Hadalka maanta ka soo yeeray Madaxweyne-ku-xigeenka ayaa jawaab u ah fariin ka timid Wasiirka Arimaha Gudaha ee Soomaaliya oo maanta amar ku-siiyay... 
Tags:

HAMBALYO IYO BOGAADIN TO JUBBALAND STATE OF SOMALIA

- May 17, 2013
Jaaliyadda Puntland Diaspora Council of Washington State of USA, waxaa sharaf iyo bishaaro rayrayn leh u ah in ay Hambalyo iyo Bogaadin u hibeeyaan Walaalahooda Reer Jubbaland State of Somalia. Golaha Jaaliydda ahaan iyo Magaca Xubnaha Puntland Diaspora Council of Washington State of USA, waxaan Mahad ugu celinaynna Allaah qaaddirka ah ee ahaysiiyey Hirgalidda Dhisaha Dawladda Jubbaland State of... 
Tags:

Hanbalyo: M/weynaha 1aad ee Jubbaland axmed madoobe

- May 15, 2013
Hanbalyo: M/weynaha 1aad ee Jubbaland Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Jubland Sted Of Somalia Jaaliyada Puntland Diasparo Forum ee dalka Norway oo hanbalyo iyo bogadin u diraysa Madaxwaynaha cusub ee Dawlada Jubland Sted of Somalia Mudane Axmed Maxmed Islaan Axmed (Madoobe) waxana ilahay jaaliyadu uga baryaysa inuu xilkaa culus ee manatay loo dooratay ilahay u fududeeyo lana garab galo xilkaas culus. waxaan... 
Tags:

JUBBALAND CADOWGEEDU SOOMA DHIGI KARO

- May 14, 2013
Saddexdaan maalmood ee dambe waxaa Garoonka Dayuuradaha ee Magaalada Kismaanyo ku soo qamaamayey Kooxo isugu jira: Awrkiraaleyaal, Uur-kiraaleyaal, Fidna waleyaal, Caadaqaateyaal, Marinhabowsaneyaal la qalday iyo qaar ka mida  Horjoogeyaasha Nacabka Dawladda Jubbaland State ee ay qabyaaladdu madax martay. Qaarkood cunto ayey ka raadinayaan shaqadaas halista ah, kuwana sheekooyin kale oo qaldan... 

Jubbaland Awr-kiraale looga baahna

- May 13, 2013
Maalmahan waxaa xawlli dheereeya ku socdey adeegsiga Awr-kiraalaha Calooshood U Shaqaysteyaasha ah ee ay Kooxda Dambi Jadiid-ka Xamar boolida ku haystaa ay u soo dirayaan carqaladaynta Dawladda Jubbland State iyo Hawlaha lagu dhisayo Maamulka Hay’adaha Hoggaaminta Qarameed, Goboleed iyo Maxalliga ee Jubbaland State. “Dawaco meeshii ay macal idaad uga baratay ayey macaluul ugu baqtidaa”.... 
Tags:

Shirjraa-id oo uu qabty Madaxwaynihii hore ee Puntland Jen Cade Muuse ayuu mawqifkiisa ku cadeeday

- May 10, 2013
Shirjraa-id oo uu qabty Madaxwaynihii hore ee Puntland Jen Cade Muuse ayuu mawqifkiisa ku cadeeday in qaabka hadda ay wax usocdaan uunan ahayn qaab wanaagsan islamarkaana loo baahanyahay in putland la badbadshaa. Cade ayaa sheegay in aana la aamini karin asxaabta hadda maamulka Puntlad wadaan loona baahanyahay in qaabkii hore loo cesho habka lagu dooranayo Madaxwaynaha iyo Xildhibaaadda. Halkaan ka... 
Tags:

Qaramada Midoobay oo sheegtay in Kumannaan Askarta AMISOM ka tirsan lagu dilay Somalia Tan iyo Sannadkii 2007

- May 10, 2013
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 3,000 oo askari oo ka tirasn ciidamada AMISOM lagu dilay gudaha Soomaaliya tan iyo sannadkii 2007 oo uu howlgalkan billowday, iyadoo sheegtay in askarta ugu badan ee la dilay ay ka socdeen dalalka Uganda iyo Burundi. Ku xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Jan Eliasson ayaa u sheegay Reuters in dalalka ka tirsan AMISOM ay naftooda qaaliga u hureen sidii ay... 
Tags:
© 2012 Ceelgows.com - All rights reserved. · RSS Farsamadii AqoonKaal.com