Home » Archive for September 20th, 2012
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta kula kulmay Muqdisho 14 safiir oo ka socday dalalka Yurub, waxayna kulankooda kaga hadleen qorshaha Dowlada ee ku aadan wax ka qabashada dalka Mudada Afarta sano ah ee fooda nagu soo haysa.

Kulanka oo ka dhacay Garoonka diyaaradaha Adan Adde ee Muqdisho ayaa wuxuu socday mudo saacad ka badan, iyadoo markii uu dhamaaday uu agaasimaha guud ee Warfaafinta...
The election of Somalia’s first formal government in more than 20 years is unlikely to mitigate risks of piracy in the Gulf of Aden according to a report from Willis.
The election of Somalia’s first formal government in more than 20 years is unlikely to mitigate risks of piracy in the Gulf of Aden according to a report from Willis.
The broker estimated that piracy is the second largest generator of income in the African state, yielding $200m annually.
Tim Holt, head of intelligence at Special Contingency Risks, part of the Willis group, said that the financiers...
NORFOLK, Va. — Lawyers for three Somali men accused of killing two Seattleites and two other Americans aboard a yacht claim the deaths resulted from actions by the U.S. Navy and the FBI.
NORFOLK, Va. — Lawyers for three Somali men accused of killing two Seattleites and two other Americans aboard a yacht claim the deaths resulted from actions by the U.S. Navy and the FBI.
Defense lawyers say an unstable situation was created by what they call “aggressive actions” by the Navy and “failure to conduct the negotiations with the Somalis in a proper fashion.”
Co-defendants...
The men work quietly by day and set up their cheeky political paintings around the capital in the dark of night. They’re also training the next generation.
The men work quietly by day and set up their cheeky political paintings around the capital in the dark of night. They’re also training the next generation.
MOGADISHU, Somalia — The guerrilla artists come out in the darkness of the Mogadishu night. Three of them are old hands with a brush, but they’ve never been out on such a crazy mission at a time when sensible people stay indoors.
They...
Labo qarax oo ay geysteen labo ruux oo naftooda halligay ayaa waxay goor dhaweyd ka dhaceen Baar lagu magacaabo Village oo ku yaalla meel u dhow gurigii hooyooyinka ee magaalada Muqdisho.
Labo qarax oo ay geysteen labo ruux oo naftooda halligay ayaa waxay goor dhaweyd ka dhaceen Baar lagu magacaabo Village oo ku yaalla meel u dhow gurigii hooyooyinka ee magaalada Muqdisho.
Labadan ruux oo waxyaabo qarxa isku soo xiray ayaa isku qarxiyay Baarka oo ay fadhiyeen dad aad u badan oo isugu jiray wariyayaal iyo dad kale oo u soo sheeko doontay, waxaana lagu soo warramayaa in qaraxa kadiib...
War hada naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in madaafiic xoog leh oo si teel teel ah u soo dhacaysa ay ku soo dhacday deegaanka Yaaq Sacmooja
War hada naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in madaafiic xoog leh oo si teel teel ah u soo dhacaysa ay ku soo dhacday deegaanka Yaaq Sacmooja oo dhanka galbeed qiyaastii 60-km kaga beegan magaalada.
Wararka deegaanka laga helayo ayaa sheegaya in madaafiicdan oo loo maleynayo qoriga BM-ka ay ku dhacday dhul buuraley ah oo magaalada ku wareegsan dhanka...
Sheekh Fu’aad Maxamed Qalaf Shangole oo kamid ah Madax sare Al-Shabaab kuna jira raga sida aadka ah loo doon doonayo madaxdooda la duldhigay Malaayiin Dollar ayaa Maanta mudo kadib kasoo muuqday Magaalada Kismaayo.

Sheekh Fu’aad ayaa maanta gaaray Magaalada kismaayo isaga iyo ciidamo fara badan uu Hogaaminayay kuwaa oo gurmad ahaan kaga tagay Gobolka Sh/Hoose iyo deegaano kale si ay u difaacaan...
Dalka Georgia waa mid ka mid ah dalalka Yurub wuxuuna daris la yahay wadanka Ruushka waxaana la xaqiijiyay in Maxaabiista ku xiran dalkaas si xun loola dhaqmo Daawo
Dalka Georgia waa mid ka mid ah dalalka Yurub wuxuuna daris la yahay wadanka Ruushka waxaana la xaqiijiyay in Maxaabiista ku xiran dalkaas si xun loola dhaqmo waliba inta badan ciidamada Booliiska ay jir dilaan .
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
...
Dawo Vedeos,Laba wiil oo Soomaali ah ayaa waxaa la sheegay in lugu dilay magaalada Toronto ee dalkaas Canada iyadoona uu booliiska magaaladaas uu baadi goob ugu jiro cidii ka dambeysay falkaas lagu toogtay dhalinyaradaas Soomaalida.
Laba wiil oo Soomaali ah ayaa waxaa la sheegay in lugu dilay magaalada Toronto ee dalkaas Canada iyadoona uu booliiska magaaladaas uu baadi goob ugu jiro cidii ka dambeysay falkaas lagu toogtay dhalinyaradaas Soomaalida.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
...
Health experts from Somalia, Somaliland, and Puntland are in Kenya for training on strengthening health care programmes.
Health experts from Somalia, Somaliland, and Puntland are in Kenya for training on strengthening health care programmes.
The health workers will undergo a four-day intensive training by experts from Medical and Public Health ministries and the Japan International Co-operation Agency (Jica) in Kisumu.
The countries have entered into an agreement with Kenya to help train their health workers.
O Wednesday,...