Home » Archive for September 18th, 2012
London{CG}Waxaan doonayaa inaan idin la wadaago, Baaqan iyo Warkan Muhim ka ah, Abaalmarinta Caalamiga ah ee uu baxsho Jaraaidka Caanka ah ee The Guardian, oo Fadhigiisu yahay Uk, ayaa Sanadkan bixin doona Abaal-marino Caalami ah.
Waxaan doonayaa inaan idin la wadaago, Baaqan iyo Warkan Muhim ka ah, Abaalmarinta Caalamiga ah ee uu baxsho Jaraaidka Caanka ah ee The Guardian, oo Fadhigiisu yahay Uk, ayaa Sanadkan bixin doona Abaal-marino Caalami ah. Dadka Abaal-marintan la siin doono ayaa waxaa kamid ah Halyeeyada Soomaaliyeed ee dhanka Deegaanka, Fatima Jibriil.
Walaalyaal Ummad waliba waxaa u soo kaca Halyeeyo, Fatima...
Saraakiisha milateriga Kenya ayaa sheegay maanta oo Talaado ah in ciidamadooda iyo kuwa dowladda Soomaaliya ay qarka u saaran yihiin magaalo xeebeedda Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose,
Saraakiisha milateriga Kenya ayaa sheegay maanta oo Talaado ah in ciidamadooda iyo kuwa dowladda Soomaaliya ay qarka u saaran yihiin magaalo xeebeedda Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose, hakaasoo ay kumannaan qof oo ku noolaa ka barakacayaan.
Ciidamada Kenya ayaa waxay sannadkan billowgiisii ku biireen xoogaga Midowga Afrika ee AMISOM, kuwaasoo dowladda Soomaaliya ka caawinaya dagaallada ay kula jirto...



























