Halkaan Ka Aqriso Wixii Faahfaahina MANAGING FAILURE ON THE ROAD TO SUCCESS Qoraha: AbdulRehman Sh. Mohamed Read more Bakaal Money Transfer Seatac Washington Call (206)779-6553 US National Security and the New Somalia:Read more
KHALIL KHAN LAWYERS PROFESSIONAL LEGAL SERVICES OFFERED Read More Dukaan yuyaala martin luther king And Alaska Xawilaada bakaal Read more soo waca live radio 619-996-1671 sadexda waqti Live Radio Ceelgows soo waca sadexda waqti

Home » Archive for September 16th, 2012

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya Ciidammada dalka Kenya oo ka tirsan Ciidammada Midowga Afrika ee AMISOM

- Sep 16, 2012
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya Ciidammada dalka Kenya oo ka tirsan Ciidammada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa gelinkii dambe ee maanta bur buriyey difaacii ugu weynaa ee ay Maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ka difaacayeen magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Difaacaan ayey Maleeshiyada kooxda Al-qaacidada Soomaaliya ka sameysteen deegaanka Birta Dheer oo qiyaastii... 
Tags:

MOGADISHU (Reuters) – Somalia’s new president Hassan Sheikh Mohamud took office on Sunday, calling for an end to terrorism and piracy in a nation mired in conflict for more than two decades.

- Sep 16, 2012
MOGADISHU (Reuters) – Somalia’s new president Hassan Sheikh Mohamud took office on Sunday, calling for an end to terrorism and piracy in a nation mired in conflict for more than two decades. Mohamud’s inauguration, the first of its kind since the country slid into civil war after warlords toppled dictator Mohamed Siad Barre in 1991, follows a regionally-brokered, UN-backed effort... 
Tags:

Madaxwaynaha dowlada federalka demuqraadiga ee soomaliya daawo qudbadiisa kowaad

- Sep 16, 2012
Madaxwaynaha dowlada federalka demuqraadiga ee soomaliya daawo qudbadiisa kowaad (function(d, s, id) { var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0]; if (d.getElementById(id)) return; js = d.createElement(s); js.id = id; js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1"; fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs); }(document, 'script', 'facebook-jssdk')); CEELGOWS.COM   »
Tags:

Madaxweynaha dalka jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ka mid ah mas’uuliyiinta ka qeyb galeysay munaasabada Caleemasaarka Madaxweynaha cusub

- Sep 16, 2012
Madaxweynaha dalka jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ka mid ah mas’uuliyiinta ka qeyb galeysay munaasabada Caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay goobta ay sheegay in mar waliba dowadiisa ay garab taagantahay shacabka Soomaaliyeed. Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha Jamhuuridda Jabuuti markii uu ka soo itaagay kurisaga uu ku fadhiyay ayaa waxaa goobta dadkii... 
Tags:

Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shir saxaafadeed ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu ka hadlay arimo dhowr ah.

- Sep 16, 2012
Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shir saxaafadeed ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu ka hadlay arimo dhowr ah. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn wuxuu ka hadlay khilaafaadkii ka dhaxeyn jiray Madaxda dowladda Soomaaliya isaga oo taasi ku tilmaamay mid dhamaaday oo aan jiri doonin mar dambe. Sidoo kale Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa... 
Tags:

Wariye maxamed awdoon cali xaaji iyo Mohamed hasan ganay iyo aniga ah xaga farsamada duraan warkii ad nooga barateen habaykasta oo sabtiya dhagaysta

- Sep 16, 2012
Wariye maxamed awdoon cali xaaji iyo cali ganay iyo aniga ah xaga farsamada duraan warkii ad Nooga barateen Sabti walba dhagayso Halkaan kala xariira ama ka soo waca ku soo dirsada emailka Halkaan ka dhagayso waraysiyada ceelgows dhamaantood Halkaan Hoose ka dhagaysta warkii maantay Sabti walbana kala socda ceelgows.com Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this... 
Tags:

Muqdisho oo aad loogaga diyaar garoobayo calema sarka madaxweynaha iyo Dr. C/raxman Farole oo lagayaabo in uu ka baaqdo.

- Sep 16, 2012
madaxweynaha cusub ee JFSoomaliya Maanta ayaa magaaladda Muqdisho waxaa lafilayaa in uu kadhacao caleemasaarka madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Caleemasaarka madaxweynaha ayaa waxaa lafiliyaa in ay kasoo qayb galaan madax aad ufarabadan oo kala gadisan, kuwaas oo ka kala socda Dalakja Africa. madaxweynaha Jabuuti, kan Ugandha iyo kuwa kale ayaa lafiliyaa in ay magaaladda Muqdisho soo... 
Tags:

Barnaamijka kulanka Jimcaha ee Radio Gaalkacyo bal dhagayso.

- Sep 16, 2012
Dhagayso Barnaamijka Kulanka Jimcaha Ee Radio gaalkacyo.   Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript... 
Tags:

Gaalkacyo: ciidanka amaanka oo gacabnta ku dhigay gaari laga shakiyey isku dadyey in uu ka fakado Booliska

- Sep 16, 2012
Ciidanka booliska ee gobolka Mudug ayaa caawa waxaa ay gacanta ku dhigay gaari isku dayey in uu ka fakado ciidanka Booliska oo uu jiiray xarun uu ciidanku gawaaridda ku baarayey. Ilaa iyo hadda ciidanka booliska ayaan wax war ah kasoo saarin bgaarigaas in kasta oo ay sheegeen in uu ciidanku gaarigaas joojiyey kadibna uu ka fakaday, isla markaasna ay cayrsadeen, ayna haatan ku ilaalinayaan... 
Tags:

Isbitaalka weyn ee magaaladda Gaalkacyo oo daaweyn lacag la’aan ah ufidiyey dadka naafadda ah.

- Sep 16, 2012
Isbitaalka weyn ee magaaladda Gaalkacyo ayaa maanata waxaa uu koox dhaqaatiir ah u diray xarunta dadka naafadda ah ee magaaladda Gaalkacyo. Daaweyntaan lacag la’aanta ah ee uu isbitaalka weyn u fididyey dakaan bukaanka curyaamiinta ah ayaa waxaa ay qayb ka tahay barnaamijka uu isbitaalka weyn bulshadda ku gaarsiinayo daawadda, ayada oo lagu booqanayo guryahoo iyo goobahooda. Daaweyntaan... 
Tags:
© 2012 Ceelgows.com - All rights reserved. · RSS Farsamadii AqoonKaal.com