Halkaan Ka Aqriso Wixii Faahfaahina MANAGING FAILURE ON THE ROAD TO SUCCESS Qoraha: AbdulRehman Sh. Mohamed Read more Bakaal Money Transfer Seatac Washington Call (206)779-6553 US National Security and the New Somalia:Read more
KHALIL KHAN LAWYERS PROFESSIONAL LEGAL SERVICES OFFERED Read More Dukaan yuyaala martin luther king And Alaska Xawilaada bakaal Read more soo waca live radio 619-996-1671 sadexda waqti Live Radio Ceelgows soo waca sadexda waqti

Home » Archive for September 12th, 2012

HAMBALYO IYO BOGAADIN WAAFI AH

- Sep 12, 2012
Jaaliyadda Puntland Diaspora of Washington State – USA waxaa sharaf u ah inay Hambalyo iyo Bogaadin waafi ah u diraan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Wadaagga (Federaalka) ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud; annagoo marka hore ugu hambalyaynana Xilka Culus ee uu Golaha Shacbiga Soomaaliyeed u doortay 10kii BIshan Sebtembar 2012; sidoo kale ku faraxsan in uu ka badbaado Shirqoolkii Dilkaa... 
Tags:

Wararkii ugu danbeeyey ee Qaraxii

- Sep 12, 2012
Qaraxaan oo ka dhacay banaanka hore ee hotelka uu haatan ku sugan yahay madaxweynaha cusub ee soomaaliya Mudane Xasan shiikh ayaa waxaa kasoo baxayay warar cusub. Inta la ogyahay waxaa ku geeriyooday 3askari oo katirsan ilaaladda madaxweynaha, halka ay ku dhaawacmeen tiro intaas ka badan oo askar iyo rayid ah, sidoo kale qaraxa waxaa ku geeriyooday 2dii nin oo naftooda qarxiyey. Wararka ayaa intaas... 
Tags:

Gaalkacyo: Gudomiyah gobolka Mudug oo ka qayb galay banaan bax lagu taagerayey madaxweynaha Cusub ee JFSoomaaliya.

- Sep 12, 2012
Magaaladda Gaalkacyo ayaa maanta waxaa ay xafladd aad ubalaaran oo uu kujiro socod lagu soomaray magaaladda Gaalkacyo oo dhan lagu taageeray madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya. Dabaal dagaan lagu soo dhawaynayo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa waxa kasoo qayb galay maamulka gobolka iyo mas’uuliyiin kala gadisan, iyo waliba dhamaan qaybaha kala gadisan ee bulshadda. Socdkaan ayaa waxaa... 
Tags:

War Dag dag ah: Qalax lala damacsanaa Madaxweynaha cusub oo ka dhacay hotelka uu daganyahay hortiisa

- Sep 12, 2012
Qaraxa aya waxaa uu ka dhacay ilinka hore ee hotelka Jaziira ee uu madax weynaha cusub Pro. Xassan Shiikh ka dagan yahay Magaaladda Muqdihso. Qaraxaan ayaa waxaa loo badinayaa in uu yahay qof isa soo miidaamiyey, lkn ilaa hadda ma wax faa faahin ah oo dhab ahi kama soobixin, goobta ayaa waxaa laga wadaa baaritaano inkasta oo aan ilaa hadda wax hadal ahi uusan kasoo bixin Ciidanka amaanka ee goobta... 
Tags:

Lacag been abuur ah oo maanat lagu gubay Gaalkacyo

- Sep 12, 2012
Maanta ayaa waxaa lsoo bandhigay lacag faariso ah oo magaaladda Gaalkacyo soo gali rabtay, taas oo ahayd koobiga lacagta kunka shilin ah (So.sh.1,000). Lacagtaan ayaa maanta waxaa lagu gubay guda qaybta booliska magaaladda Gaalkacyo, lacagtaan ayaa waxaa ay larabay in magaaladda lagusoo galiyo si tuugaysi ah si loogaarsiiyo shacabka magaaladda, oo ay ugu milanto lacagta kale ee magaaladda. lacagtaan... 
Tags:

Prof. Juurille Wuxuu ka Hadlay Waxqabadkii Dowladii Waqtigeedu Dhamaaday iyo weliba Qorshihii Geedi Socodka Nabada Soomaaliya ee Loogu Magac Daray Roadmapka.

- Sep 12, 2012
Prof. Juurille Wuxuu ka Hadlay Waxqabadkii Dowladii Waqtigeedu Dhamaaday iyo weliba Qorshihii Geedi Socodka Nabada Soomaaliya ee Loogu Magac Daray Roadmapka. Prof. Juurille waxa kale oo uu ku dheeraaday Jidadkii ama heerarkii loo soo maray in xildhibaano lasoo xulo ,Waxa taas ku xigtay buu yiri in Madaxweyne Xalay la Doortay. Prof. Juurille waxa kale oo uu ka hadlay Macnaha Dastuurku iyo Waxa... 
Tags:

Tahriibayaal Soomali iyo Itoobiyaan ah oo Yemen ku dhintay iyo Kuwo labaarayo.

- Sep 12, 2012
  Dalka Yemen oo haatan aad usii tabar daraynaya ayaa waxaa wali kusii qul qulayaa tahriibayaasha Soomaalida iyo Itoobiyaanka , oo asbuuckasta halkaas ku gaara doonyo. Tahriibayaal tirodoodu gaarayso79qof ayaa waxaa ay dooni ku qaraqantay bad cas,taas oo sida la aaminsan yahay kasoom kicitintay xeebaha bariga Puntland, ilaa iyo hadda waxaa geeriyootay 10qof oo 4kamid ah maydkoodii lahelay,... 
Tags:

Yaa noqon doona Raysal wasaaraha Soomaaliya?

- Sep 12, 2012
Habeenkii Isniinta waxaa ay magaaladda Muqdisho ahayd habeen aan soomarin 42sano ee lasoo dhaafay, waxaana uu ahaa mid xasuus  iyo farxad leh. Waxaa ladoortay Madaxweyne ay umadda Soomaaliyeed u arkaan in uu yahay ninka kasaari kara dhibaatadda hadda lagu jiro ee wadan ragaadisay, uun uleeyahay khibradda iyo karti uu ugu babacdhigo dhibaatooyinka ad adag ee soo wajahaya inta uu shaqadaas hayo. Ummadda... 
Tags:

Somali lawmakers elected Hassan Sheikh Mohamoud as the country’s next president, marking an end to a transitional administration

- Sep 12, 2012
Somali lawmakers elected Hassan Sheikh Mohamoud as the country’s next president, marking an end to a transitional administration that improved security in the capital, Mogadishu, even as it failed to end more than two decades of conflict. Mohamoud, who is 56 and has a master’s degree in education from Bhopal University in India, obtained 190 votes and the incumbent, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed,... 
Tags:

MOGADISHU (Reuters) – Islamist rebels on Tuesday dismissed Somalia’s presidential election as a ploy by the West to boost its economic and strategic interests in the country.

- Sep 12, 2012
MOGADISHU (Reuters) – Islamist rebels on Tuesday dismissed Somalia’s presidential election as a ploy by the West to boost its economic and strategic interests in the country. They branded the new leader, Hassan Sheikh Mohamud, a traitor and said they would keep up their war to make Somalia a strict Islamic state. Somalian lawmakers on Monday elected political newcomer Mohamud as president... 
Tags:
© 2012 Ceelgows.com - All rights reserved. · RSS Farsamadii AqoonKaal.com