Halkaan Ka Aqriso Wixii Faahfaahina MANAGING FAILURE ON THE ROAD TO SUCCESS Qoraha: AbdulRehman Sh. Mohamed Read more Bakaal Money Transfer Seatac Washington Call (206)779-6553 US National Security and the New Somalia:Read more
KHALIL KHAN LAWYERS PROFESSIONAL LEGAL SERVICES OFFERED Read More Dukaan yuyaala martin luther king And Alaska Xawilaada bakaal Read more soo waca live radio 619-996-1671 sadexda waqti Live Radio Ceelgows soo waca sadexda waqti

Home » Archive for September 11th, 2012

Gaalkacyo: Dabaal dagyo kasoconaya Gaalkacyo iyo madaxweynaha lagusoo dhaweeyey.

- Sep 11, 2012
Magaaladda Gaalkacyo waxaa ilaa xalay ka socday dabaal dagyo farabadan kuwaas oo lagu soo dhawaynayo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ee xalay ladhaariyey. Habeenkii xalay ayaa magaaladda waxaa ka bilowday dabaal dagyo aan kala go’o lahaya, kuwaas oo buula layr, Xabadd iyo sawaxan uu is qabsaday magaaladda, inbadan oo dadka kamid ahna ay banaanadda usoo baxeen si ay dareen kooda ku muujiyaan. Maanta... 
Tags:

Four Koreans are still being held in Somalia in the longest detention by pirates on record.

- Sep 11, 2012
Four Koreans are still being held in Somalia in the longest detention by pirates on record. The Foreign Ministry on Monday said four sailors aboard the Singapore-registered MT Gemini have been held captive for 500 days since they were kidnapped at sea 310 km southeast of Kenya’s Mombasa port on April 30 last year. Having received a ransom from the Singaporean owner on Nov. 30, the Somali... 

U.S. congratulates Hassan Sheikh Mohamoud on becoming Somalia’s new president THE WHITE HOUSE

- Sep 11, 2012
U.S. congratulates Hassan Sheikh Mohamoud on becoming Somalia’s new president THE WHITE HOUSE Office of the Press Secretary Statement by the Press Secretary on the Elections in Somalia The United States congratulates Hassan Sheikh Mohamoud on winning the support of Parliament and becoming Somalia’s new president, and the Somali people for completing this momentous political transition. Today’s... 
Tags:

Halkee ku danbeeyeen 2dii Shariif?

- Sep 11, 2012
Waxaa caawa Soomaaliya kuseexa Madaxweyne Cusub oo ku sifoobay mid aan kusoo bixin awoow milatari, ama siyaasad dibadeed, uuna yahay mid dalka soomaaliya ku sugnaa mudooyinkii dhibaatadu kasoctay, isaga oo aan qab qable ahayn. Ilaa iyo shalay waxaa uu dadweynuhu ku jiray dhaga taag waxaana ay ka fakarayeen cidda hogaamin doontya sanooyinka Soosocda, ayada oo farta wadnaha lagu hayey in uu hogaanka... 
Tags:

Madaxweynaha Dowladda Puntland C/raxmaan Sh.Max’ed Max’uud Faroole oo Soodhaweeyey Doorashadda Madaxweynaha Cusub iyo baarlamaanka

- Sep 11, 2012
Dowladda Puntland Soomaaliya oo ayaa waxaa ay aad usoo dhawaysay Madaxweynaha haatan la doortay, oo uu ku dhawaaqay gudoomiyha baaralamaanka Soomaaliya, uuna dhaariyey gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka. Madaxweynaha Puntland oo arintaas ka hadalaya ayaa sheegay in uu aad usoo dhaway nayo Madaxweynaha Cusub, sidoo kalna uu hanbalyo udirayo xubnaha baarlamaanka Soomaaliya oo wadanka hogaan wanaagsan... 
Tags:

Taarikhda Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

- Sep 11, 2012
Madaxweynaha cusub ee Dowladda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuu ku dhashay magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan sanadkii 1955-tii halkaasoo uu ka bilaabay waxbarashada Quraanka iyo mida hoose. Waxbarashada sare wuxuu u soo aaday magaalada Muqdisho isagoo ka dibna ku biiray Jaamacadii Ummada Soomaaliyeed ‘SNU’ sanadkii 1978. Wuxuuna ka qalinjabiyey sanadkii1981. Sanadkii 1981 ayuu Xasan... 
Tags:
© 2012 Ceelgows.com - All rights reserved. · RSS Farsamadii AqoonKaal.com