Halkaan Ka Aqriso Wixii Faahfaahina MANAGING FAILURE ON THE ROAD TO SUCCESS Qoraha: AbdulRehman Sh. Mohamed Read more Bakaal Money Transfer Seatac Washington Call (206)779-6553 US National Security and the New Somalia:Read more
KHALIL KHAN LAWYERS PROFESSIONAL LEGAL SERVICES OFFERED Read More Dukaan yuyaala martin luther king And Alaska Xawilaada bakaal Read more soo waca live radio 619-996-1671 sadexda waqti Live Radio Ceelgows soo waca sadexda waqti

Home » Archive for September 8th, 2012

Musharaxiinta dhamaantood qudbadoodii halkaan ka dhagayso

- Sep 8, 2012
Read More Sii Aqri Salaan cali jeele Musharaxiinta dhamaantood qudbadoodii halkaan ka dhagayso CEELGOWS.COM (function(d, s, id) { var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0]; if (d.getElementById(id)) return; js = d.createElement(s); js.id = id; js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1"; fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs); }(document, 'script', 'facebook-jssdk')); ... 
Tags:

From left, Ganey, Ali Haji, and Awdoon who all are Ex-talk show hosts in different States and Somalia. The team started with a weekly programming on Saturdays only, but would like soon to expand to other days.

- Sep 8, 2012
From left, Ganey, Ali Haji, and Awdoon who all are Ex-talk show hosts Read More Sii Aqri WARKII MAANTAY EE KA BAXAY IDAACADA KXPA.COM OO AY TAFIRAHA KA YIHIIN WARIYE AWDOON IYO CALI XAAJI Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Sept/9/2012 Audio clip: Adobe Flash... 

Xog Rasmi ah oo ay heleen howlwadeeenada ceelgows.com ayaa sheegaya in la dhagaysto teleefoonada Xildhibaanada cusub iyo Dadka aadka ugu dhow dhow,

- Sep 8, 2012
Xog Rasmi ah oo ay heleen howlwadeeenada ceelgows.com ayaa sheegaya in la dhagaysto teleefoonada Xildhibaanada cusub iyo Dadka aadka ugu dhow dhow, Teleefoon dhagaysiga ayaa qayb ka ah qorsho lagula dagaalamayo musuqmaasuqa iyo laaluushka, waxaa sidaas noo xaqiijiyey illo wareedyo aan ku kalsoonahay. Teleefoon dhagaysiga waxaa ka dambeeya Guddi Qaramada Midoobey oo dadaal dheer ugu jira ladagaalanka... 
Tags:

Dowladda Puntland waxay si weyn uga digaysa dhaqanada ku salaysayn khalkhalgelinta, musuqmaasuqa , iyo handadaada maalmahaan ugu dambeeya ka socda habka doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

- Sep 8, 2012
Puntland State of Somalia Garowe: Dowladda Puntland oo ka Digaysa Khalkhalgelinta Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya WAR SAXAAFADEED Dowladda Puntland waxay si weyn uga digaysa dhaqanada ku salaysayn khalkhalgelinta, musuqmaasuqa , iyo handadaada maalmahaan ugu dambeeya ka socda habka doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Dowladda Puntland waxay door weyn ka ciyaartay hirgalinta Barnaamijka Roadmap-ke... 

Wasiirka wafaafinta Itoobiya ahna afhayeenka xukuumadda Itoobiya, Bereket Simon ayaa sheegtay inay wadahadallo nabadeed la yeesheen labadii maalmood ee lasoo dhaafay jabahadda xoreynta Ogaadeeniya ee ONLF.

- Sep 8, 2012
Wasiirka wafaafinta Itoobiya ahna afhayeenka xukuumadda Itoobiya, Bereket Simon ayaa sheegtay inay wadahadallo nabadeed la yeesheen labadii maalmood ee lasoo dhaafay jabahadda xoreynta Ogaadeeniya ee ONLF. Afhayeenku wuxuu sheegay in wadahadallada ay ka dhaceen magaalada Nariobi ee xarunta dalka Kenya, sidoo kale ONLF ay ku sheegtay shabakad wararka u baahisa in wadahadallo ay la yeelatay saraakiiil... 
Tags:

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo oo garab ka helaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saakay la wareegay gacan ku haynta degmada Warsheekh

- Sep 8, 2012
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo oo garab ka helaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saakay la wareegay gacan ku haynta degmada Warsheekh ee gobolka Shabellaha Dhexe, iyadoo aysan jirin wax dagaallo ah oo dhacay. Jen. Maxamed Maxamuud Saneey oo ka mid ah saraakiisha hoggaaminaya ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inaysan jirin wax iska caabin ah oo ay kala kulmeen xoogagga Al-shabaab,... 
Tags:

The study used a survey and focus groups to investigate the experiences of Somalis living in London (UK) and Minneapolis (USA).

- Sep 8, 2012
The study used a survey and focus groups to investigate the experiences of Somalis living in London (UK) and Minneapolis (USA). After adjusting for various factors such as age, sex and marital status, the researchers found that Somalis in London were six times more likely to suffer from major depression and four times more likely to have any psychological disorder than those who lived in Minneapolis. Most... 
Tags:

Maanta ayaa lagu wadaa inay 15-kii murashax ee haray ay barnaamijkooda siyaasadeed ka horjeediyaan xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo shalay ay 10-murashax barnaamijkooda jeediyeen.

- Sep 8, 2012
Maanta ayaa lagu wadaa inay 15-kii murashax ee haray ay barnaamijkooda siyaasadeed ka horjeediyaan xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo shalay ay 10-murashax barnaamijkooda jeediyeen. Xildhibaannada baarlamaanka iyo murashaxiinta hadallada jeedinaya oo ay ka mid yihiin Dr. C/raxmaan Macallin Baadiyoow, Maslax Maxamed Siyaad, Zakariye Max’ud Xaaji Cabdi, Sheekh Maxamed Yaasiin Ismaaciil... 
Tags:

Culimaa’udiinka Ahlusunna Waljameeca ee gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa ku cel celinayay maalmihii ugu dambeeyay in ay maamul goboleed hoos taga iyaga in ay ka dhisi doonaan guud ahaan gobolka Galguduud

- Sep 8, 2012
Culimaa’udiinka Ahlusunna Waljameeca ee gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa ku cel celinayay maalmihii ugu dambeeyay in ay maamul goboleed hoos taga iyaga in ay ka dhisi doonaan guud ahaan gobolka Galguduud oo ay haatan ka dhisan yihiin dhawr maamul goboleed. Mas’uuliyiin u hadashay Ahlusunna waxay sheegeen in ay ku han weyn yihiin in bishan September ee hadda aynu ku jirno dhammaadkeeda... 
Tags:

Barnaamijka kulanka Jicaha ee Raadiyo Gaalkacyo, oo uu marti ku yahay Taliye xigeenka Boolkisa P/lnad

- Sep 8, 2012
Halkaa kan dhagayso darnaamijka idaacadda Gaalkacyo, oo uu maanta marti ku ahaa taliye xigeenka ciidanka Booliska P/land. Riix Halkaan>http://www.allradiogaalkacyo.com/2012/09/07/dhagayso-barnaamijka-kulanka-jimcaha-ee-radio-gaalkacyo-2/. Halkaan ka dhagayso qaybtii 1aad Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here.... 
Tags:
© 2012 Ceelgows.com - All rights reserved. · RSS Farsamadii AqoonKaal.com