Halkaan Ka Aqriso Wixii Faahfaahina MANAGING FAILURE ON THE ROAD TO SUCCESS Qoraha: AbdulRehman Sh. Mohamed Read more Bakaal Money Transfer Seatac Washington Call (206)779-6553 US National Security and the New Somalia:Read more
KHALIL KHAN LAWYERS PROFESSIONAL LEGAL SERVICES OFFERED Read More Dukaan yuyaala martin luther king And Alaska Xawilaada bakaal Read more soo waca live radio 619-996-1671 sadexda waqti Live Radio Ceelgows soo waca sadexda waqti

Home » Archive for September 7th, 2012

Saamayn mayeelan doontaa waraaqda mahiga ee kusocota xildhibaanadda Soomaalida

- Sep 7, 2012
Uqaabilsanaha QM ee amuuraha Soomalaiya Dr.Mahiiga ayaa waxaa uu waraaq furan u diray Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana uu ka codsaday in ay ilaaliyaan muqstaqbalka Soomaaliya oo maanta gacantooda lagaliyey. http://unpos.unmissions.org/LinkClick.aspx?fileticket=D7dwdO9ESE4%3d&tabid=9705&mid=12667&language=en-US Mahiga ayaa waxaa uu sheegay in ay baarlamaanku yihiin kuwa maanta wadanka... 
Tags:

Raisilwasaaraha soomaliya oo qabtay shirkii ugu danbeeyey dowlada ku meelgaarka daawo sawirada

- Sep 7, 2012
Raisilwasaaraha soomaliya oo qabtay shirkii ugu danbeeyey dowlada ku meelgaarka daawo sawirada CEELGOWS.COM (function(d, s, id) { var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0]; if (d.getElementById(id)) return; js = d.createElement(s); js.id = id; js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1"; fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs); }(document, 'script', 'facebook-jssdk'));   »
Tags:

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof: Maxamed Cisman Jawaari ayaa waxa uu ka hadlay qaabka ay u dhaceyso doorashada la filayo in dhawaan ay ka dhacdo magaalada Muqdisho.

- Sep 7, 2012
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof: Maxamed Cisman Jawaari ayaa waxa uu ka hadlay qaabka ay u dhaceyso doorashada la filayo in dhawaan ay ka dhacdo magaalada Muqdisho. Waxaa uu tilmaamay Guddoomiyaha in uu rajeynayo in doorashada ay u dhacdo qaab caddaalad ah oo aysan ku jirin wax Musuq maasuq ah sida uu sheegay . Prof: Maxamed Cisman Jawaari Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sidoo... 
Tags:

Muqdisho: Falalka Amaandaro ee Muqdisho ka dhacaya Saamayn noocee ah bay ku yeelanbayaan xod xodashada baaralamaanka.

- Sep 7, 2012
Ciidanka amaanka ayaa waxaa ay kordhiyeen feejignaantooda, ayada oo heegan adag lagaliyey qaybaha kala gadisan ee ciidanka amaanka, magaaladdana lagu soo kordhiyey ciidamadda sida gaarkaa u taba baran, Milatariga, iyo Booliska sida milatariga u tababara. Ciidank amaanka oo kaashanaya xog ay heleen ayaa waxaa ay maalinkii shalay soo qab qabteen dad dhalin yaro ubadan oo gaaraya ilaa 300 oo qof, dadkaas... 
Tags:

Musharixiinta ugu cad cad Xilka madaxnimada Soomaaliya oo nasiib uyeeshay iyo ay isku xig xigsadaa xiliga khudbadha la dhagaysanayo. Waasee?

- Sep 7, 2012
Gudiga doorashada ayaa waxaa y shalay soo gaba gabeeyeen qabashada Araajida iyo Foomamnka tar tamayaasha musharaxnimadda Soomaaliya, waxaana iasku soo haray oo soo xareeyey 25kan Musharax. C/raxmaan C/Shakuur Warsame Maxamed C/laahi Farmaajo Shariif Sheekh Axmed C/waaxid Cilmi Goonjeex C/weli Maxamed Cali Gaas C/raxmaan C/laahi Baadiyow Xasan Sheekh Maxamuun Axmed Ismaaciil Samatar C/laahi Axmed... 
Tags:

As Somali parliamentarians prepare to elect a new president next week, the top United Nations envoy in the country urged them

- Sep 7, 2012
As Somali parliamentarians prepare to elect a new president next week, the top United Nations envoy in the country urged them to choose a credible and effective leader who can advance peace and development in the Horn of Africa nation. “After two decades of civil war, a collapsed state and innumerable indignities to the proud Somali people, we are hours away from the election of a new president... 
Tags:
© 2012 Ceelgows.com - All rights reserved. · RSS Farsamadii AqoonKaal.com