Halkaan Ka Aqriso Wixii Faahfaahina MANAGING FAILURE ON THE ROAD TO SUCCESS Qoraha: AbdulRehman Sh. Mohamed Read more Bakaal Money Transfer Seatac Washington Call (206)779-6553 US National Security and the New Somalia:Read more
KHALIL KHAN LAWYERS PROFESSIONAL LEGAL SERVICES OFFERED Read More Dukaan yuyaala martin luther king And Alaska Xawilaada bakaal Read more soo waca live radio 619-996-1671 sadexda waqti Live Radio Ceelgows soo waca sadexda waqti

Home » Archive for September 4th, 2012

MAANTANA KOOFIYAD DHEER MIYAA LA SOO HUWADEY!!!!

- Sep 4, 2012
Caku iyaga’e  iyo annaga!!  Miyaan marna nalaga waayin mid dhoohan oo gorof  ama kiish dabada ka daloola sita oo raba in ay qole kale qandigaas soor quureed ugu gororiso!!!.  Dhorraad Teendhadii Dhagarta ee Ina  Cumar Geelle  uu Kafanta Sharaf darrada Summad Boolida 4.5   uu tuulada Carta uga soo galiyey Habraacii  Hoggaaminta Siyaadda iyo Maamulka Ummadda Soomaaliyeed. Waagaas waxaa... 
Tags:

Murashaxiinta madaxweyne ee gudbiyay araajidooda ayaa waxay tiradoodu maraysaa 31 xubnood, iyadoo aysan ku jirin xubnahaas madaxda dowladda Soomaaliya ee uu waqtigeedu dhammaanayo.

- Sep 4, 2012
Murashaxiinta madaxweyne ee gudbiyay araajidooda ayaa waxay tiradoodu maraysaa 31 xubnood, iyadoo aysan ku jirin xubnahaas madaxda dowladda Soomaaliya ee uu waqtigeedu dhammaanayo. Guddiga doorashooyinka ayaa waxay maalintii labaad ku howlan yihiin qabashada araajida murashaxiinta ayaa dhammaantood shubay lacagtii ay doorashada ku geli lahaayeen oo midkiiba ay tahay 10,000 oo dollarka Mareykanka ah. Xubno... 

Gaalkacyo: C/lahi Yusuf International Airport oo maanta ay isdaba marayaa Air copters iyo diyaarado yara yar.

- Sep 4, 2012
Magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanata waxaa laga dareemayey mashquul aad u tira badan oo kajira Garoonka diyaaradahha ee magaaladda. Diyaaradahaan oo inta la arkay ahaa 3diyaaradoo oo Air copters ah iyo 2yaryar oo noca dadka qaada ayaa maanata waxaa ay dagayeen garoonka diyaaradahaa ee C/lahi Yusuf International Iarport. Diyaaradahaan oo aan ilaa hadda lagaranay cida rasmi... 
Tags:

Musharixiinta kasoo horjeeda in uu soolaabto hogaankii hore ee dalka oo lasoo baxay hal nin oo u tartama.

- Sep 4, 2012
Musharixiin aad u farabadan ayaa waxaa ay ku loolamayaan sidii ay ku hanan lahaayeen hogaanka dowladda Soomaaliya, ee haatan ladooranayo. Kulan ay yeesheen koox isbahay satay kuwaas oo doonaya sii ay uga hortagi lahaayeen in uu marlabaad hogaanka dalka kusoo laabto maamulkii horay u hogaaminayey wadanka ee uu madaxda ka ahaa Maxaweyne Shariif shiikh Axmed. kooxdaan ayaa waxaa ay qabteen tartan... 
Tags:

Daily Nation news: Troops step up Kismayu attack plans

- Sep 4, 2012
IN SUMMARY Reports indicate that African Union Mission in Somalia (Amisom) troops, supported by Kenya Defence Forces attack helicopters and naval ships, have reached Harbole, a town near Kismayu. The forces, which include Kenyan, Ugandan and Burundian soldiers, are fighting alongside the Somali army to remove Al-Shabaab from its remaining stronghold. In the past few months, the Kenya Navy has attacked... 
Tags:

Kismaanyo oo ay qarka usaaran yihiin Ciidamaddii Kenya iyo Soomaalidii Kaabaysay

- Sep 4, 2012
Magaaladda kismaanto ayaa waxaa ay sii galaysaa xaalada adag oo ay shacabku ku dareemayaan culuysa aad u balaaran kaas oo kasoo food saaraya amaanka gobolka oo gacanta kasii baxaya. Magaaladda kismaanyo ayaa waxaa ka jira qax u barakac balaaran ayada oo maalinkii shalay ahaa galinkii danbe uu dagaal ka qarxay Birta dheer kaas oo ay ciidanka huwantu ku xoog roonaadeen. Xiisadaan ayaa waxaa ay kusoo... 
Tags:

Gudiga Doorashooda Madaxnimada Soomaliya oo qabanaya araaji kabadan intii la filayey

- Sep 4, 2012
Gudiga doosharada ayaa waxaa uu bilaabay qabasha araajida musharaxiinta u tartamaya madaxnimada dowladda jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya 4sano ee soosocta. Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Gudiga loo xilsaaray doorasha ayaa waxaa ay sheegeen in... 

Jabarti ismacil waa dhinyarada ku nool seattle washington Taageersana jabhada ONLF

- Sep 4, 2012
Jabarti ismacil waa dhalinyarada ku nool seattle washington Taageersana jabhada ONLF Shalay Taariiqdu markay ahayd waxaa xaflad loogu qabtay magaalada seattle washington onlf sanadguuradii 28naad ka soo wareegatay halkaaso xaflad qurux badan ka dhacday oo ay soo abaabuleen halgamaasha onlf oo dhalinyadaa oo uu ka midyahay jabarti ismacil Iyo dhalinyarado badan oo ku nool magaalada seattle washington... 
Tags:
© 2012 Ceelgows.com - All rights reserved. · RSS Farsamadii AqoonKaal.com