Home » Archive for September 2nd, 2012
Doorashada soomaliya halkaan kala socda kana dhagaysta
Read More Sii Aqri
Jabarti Ismacil O Ah dhalinyada ku nool magaalada seattle washington una ah madax dhalinyarada ku nool seattle washington oo onlf
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required...
Kismaanyo: Dagaalkii ciidamada isgaransanaya iyo Shabaab oo sii xoogaysanaya iyo diyaarado ka qayb qaadanaya.
Maanta ayaa waxaa mar labaad dib u qarxay Dagaalkii u dhexeeyey xarakadda shabaab iyo Ciidank DFG/Kenyakana soconayey jubooyinka.
Maanta ayaa waxaa dagaal uu ka qarxay deegano hoostaga dagmada Afmadow, kuwaas oo ay isu farasaarayaan ciidamo isgarab sanaya iyo kuwa xarakadda shabaab al-mujaahidiin.
Sida ay wararku sheegayaan dagaalkaan ayaa waxaa qaaday ciidamadda huwanta ah, ay taageerayaan diyaarado...
Gaalkacyo: Isbitaalka weyn ee Gaalkacyo oo wada howl caafimaad
Isbitaalka weyne ee magaaladda Gaalkacyo oo wayahaan danbe dar dar galiyey wax qabadkii uu u hayey bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Gaalkacyoo, ayaahataana waxaa uu isbitaalka kusoo kordhiyey, dhaqaatiir caalami ah, oo joogi doona ilaa 6da, sep, 2012.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id =...
Madax aad u farabadan oo ka kale sicota Africa oo kasoo qaybgalay aaskii Miliz. Madaxda Dalka hoo halkaas joogta.
Maanta wadan Ethoipia ayaa wuxuu yahay mid aad mashquul u ah, oo martigalinaya Malaayiin dad ah oo barooranayam Raysal wasaarihii geeriyooday ee wadankaas.
Milis oo ku dhintay 57jir kuna geeriyooday Biljamka 20 Augusta 2012, waxaa aaskiika kasoo qayb galay ug yaraan 20madaxweyne oo ka kala socda Africa, uuna makid yahay Madaxweyne Faroole iyo shariif iyo Siilaanyo.
(function(d, s, id) {
var...
Gaalkacyo: Xeradda Barakacayaasha eeTawakal oo laga bilaabay riig biyood
Xeradda Barakacayaasha ee Tawakal IDP ayaa waxaa maanat laga hirgaliyey ceel riig ah kaas oo aad loogu baahnaa.
Ceelkaan maata la hirgaliyey ayaa waxaa ku deeqay wadan Islaamka ah ee Turkiga, waxaa uu soo mariyey Turkish Coorperation agency (TIKA), oo waxaana ay tika soomaraysay shirkadda Maxaligaa ee Puntland irrigation and agricultire Company.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
...
Baarlamaanka Soomalaiya oo kulankoodii dooda shuruudah klu dheeraaday!
Gudigii loo xilsaaray in ay ka doodaan Shuruudaha musharaxa madaxweynah dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay leeyihiin kulan ay uga doodayaan shuruudah Dastuur.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js,...
Xaaladda Kismaanyo oo Saaka dagan iyo Qax hoose oo lagadareemayo, iyo Kenya oo shacabka ugu baaqday in ay kabaxaan magaaladda.
Magaalo Kismaanyo oo habeenki xalaya ahaa aydadku ku sugnaa yeen wal wal iyo baqdin ayaa saaka dagan kadib markii uu waagu ugu baryey daganaan.
Magaaladda oo xalay lagu garaacay Gantaalo kuwaas oo ku dhacay dakadda magaaladda ayaa waxaa ay shacabka galiyeen baqdin aad u daran, taas oo saamayn ku yeelatay isu socodka magalada iyo daganaanshaha dadweynaha.
Gantaalahaa ayaa waxaa ay ka danbeeyeen...
Wasaaradda arimaha dibbadda ayaa soo bandhigtay qorshe howleedkeeda xiliga kala guurka ah.
Wasaaradda arimaha dibadda ayaa maanta waxaa ay qabatay kulan ay kusoo bandhigaysay qorshe howleedkeedii ay ugu tala gashay in ay kula jaan qaado xiliga kala guurka ah.
Wasaxaafadeed ay soo saartay ayaa wasaaraddu waxaa ay ku sheegtay in kulamo ay yeesheen agaasima waxeed yada wasaaradu ay uga doodeen sidii hormar lataaban karo loo samayn lahaa, waxaana ay isla qaateen.
In wasaaraddu dib u eegid...
Xildhibaan Caabdi bare mire Jibriil oo xurayadiisa dib u helay.
xildhibaan cabdi bare mire jibriil ayaa maanta waxaa dib u helay xuriyadiisii kadib xarig sharci daro ah oo uu mudo ku jiray.
Xildhibaanka ayaa waxaa uu u xirnaa Mada magarasyhinka Soomaaliya Gaafoow, kaas oo ay horay uwada shaqayn jireen, ayna isku af dhaafeen howlo shaqo xiligii ay wada shaqaynayeen.
sildhibaanka ayaa waxaa la xiray kadib markii loo magacaabay xubinta xildhibaanimo, ayna aqbaleen...
Madaxwaynaha kilinka 5naad oo waraysi dheer siiyey universal tv daawo vedeos
Madaxwaynaha kilinka 5naad oo waraysi dheer siiyey universal tv daawo vedeos
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id =...



























